How to Choose a New PC: 2008
Dozens of you need to buy a computer every day, and looking for guidance. I'm happy to help, but a lot of my suggestions are applicable to many buyers. Turns out a lot of you want/need the same thing... even if your budgets are wildly different. With that in mind, here is some general advice that can help you determine what kind of computer to buy, or at least point you in the right direction.
|
|
Read more...
|
|
|
Assalamu calaykum; ku soo dhowow boggan gaarka ah ee "ibbaba Community Services for Learning & Literacy". Inta aanan faah-faahinta bogga guda gelin waxaan jeclaan lahaa in aa in yer oo heerka waxbarashadayda ah halkan ku sheego. Magacaygu waa Eng. Ibrahim Baba Ali. Waxaan ahay Egineer ku takhasusay Electrical Engineering iyo Computer Networking. Shahaadadeyda jaamacadeed (B.Sc.) waxaan ka soo qaatay Ciraaq (Electrical Engineering).
Diploma sare (Pstgraduate Diploma in Computer Science - UTM) waxaan ka soo qaatay Malaysia. Shahaadada Masteka (M.Sc. - Compyter networking and Telecommunication - UTM) waxaan ka soo qaatay Malaysia. Haddanana waxaan shahaadada Ph.D -da ugu hawlanahay jaamacadda la yiraahdo Aston University oo ku taalla Birmingham UK.
Boggan waxaan ugu talo gelay in aan dadweynaha Soomaaliyeed ee danaynaya waxbarashada baahidana u qaba in ay adeegsadaan amaba bartaan waxa loo yaqaano Computer iyo guud ahaan Information Technology iyo Internet.
Sida caadiga ah qof walba oo yiraahda hawl (service) ayaan dadka u qabanayaa had iyo goor waxa uu ka leeyahay u jeeddo, tan ugu weynna ay tahay in uu ka helo dhaqaale.
Hadaba, ula jeeddada ugu muhiimsan ee boggan ma ahan dhaqaale ee in cilmigayga aan gaarsiiyo (intii karaankayga ah) intii u baahan ama danaynaysa.
Waxaan aaminsanahay in aan wax u soo bartay nafsadeyda, qoyskayga iyo ummadayda. Waxaan wax u qabsadaa naftayda iyo qoyskeyga, waxaa doonayaa in aan ku daro tii ummaddayda iiga baahnayd. Waxaan aaminsanahay oo kale, in ay khalad tahay in qofku marka uu wax soo barto cilmiga uu doonaba ha ahaadee uu keligiis iyo qoyskiisa wax u qabsado.
- The illiterate of the 21st century will not be those who cannot read and write, but those who cannot learn, unlearn, and relearn.
- Education is the transmission of civilization.
- We cannot hold a torch to light another's path without brightening our own.
- We cannot hold a torch to light another's path without brightening our own.
- Education is for improving the lives of others and for leaving your community and world better than you found it.
- I was brought up to believe that the only thing worth doing was to add to the sum of accurate information in the world.
- Any piece of knowledge I acquire today has a value at this moment exactly proportioned to my skill to deal with it. Tomorrow, when I know more, I recall that piece of knowledge and use it better.
Write Comment (3 comments) |
|
|